Spelade
-
BISMILLAH ,
Xalqada uhoraysa ee kalkani waxaan kaga hadlaynaa baarinimada iyo xidhiidhka kala dhaxeeya toosida nolosha caruurta aynu korinayno , iyo sida ay samaayn baaladhn ugu yeelan karto mustaqbalkeena .
Dhagaysi wanagsan .
Amal abdilaahi bade -
Isbadalku waa wax aynu dhamaan uwada bahanahay oo nolosheena samayn balaadhan kuleh waxa uuna imadaa marka uu qofku dareemo inuu baahi uqabo isbadalka hadaba kaga bogo xalqadan noocyada isbadalka , tiirarkisa , iyo qaybta lixaad kale ee uu Doonitaanku ka qaato qofka noloshiisa .
-
Sualaha ugu wa wayn ee aan iswaydiin jiray noloshyda ayaa waxa kow ka ahaa qofku miyuu noolan kara hanuunka rabi la’antii !
Sidee loo gaadhaa hanuunka ?
Tubteen umaraa si aan ugaadho ?
Suaalo iga wada dhex guuxayay oon jawaabtooda Qur’anka kariimka aan ka helay ayay ahayd ila dhgaysta xalqadan si aad wax igala ogaato mawduucan
Amal cabdilaahi bade -
Aduunkan aynu noolnahay hadii aanu qanuuno uu ku kala socodo Allah udhigin kadibna aanu ina barin qaabka aynu ugu dhaqmayno qanuunada waxa imaan lahaa khalkhal fara badan oo dhanka nolosha ah
Inaad ogtahay inay jirto meel aad unoqoto marka aad siibato ee aad samayso wax kabaxsan wixii laguu baneyaay dareenkaas ayaaba ah nimco kamida nimcooyinka maalinlaha ah ee aynaan oagayn .
Ila dhgayso xalaqadan si aan u ogaano xidhiidhka ka dhaxeeya soo laabashada,camalka wanaagsan, hanuunka .
Amal abdillahi -
Nimcooyinka uu ilaahay inagu manaysatay ayay kamid tahay inuu ina siyaay awood nafeed aynu ku kala xakamayn karno waxyabaha caqligeena soo galayaa , samanakan aynu hada noolnahayna waa mid qofka ku kalifaya inuu noqdo mid raba inuu wax kasta si dagdaga ku qabto hadii ayanaan ku baraarugina saamaynta ay nolosheena kuledahay waxaasi oynaan is badh qaban waxa k dhalan kara waxyabo badan oynaan mahadin
Kagaa bogo xalqadan sidaad uyeelan laahyd xuduud nafeed
BAADI DOON 2