Avsnitt
-
Ka fikir inaad qol soo gasho, 30 ilbiriqsiyo gudahoodna aad kalsoonida macaamiishaada kasbato. Sidee baad u sameyn kartaa saameyn noocaas ah? Qeybtan, waxaan si qoto dheer ugu lafa-gureynaa Mustafe, oo ah brookerka real estate-ka, kaas oo xiray heshiis qiimihiisu yahay $1.3 milyan 7-dii bilood ee ugu horeysay! Ma tahay nasiib, xirfad, mise waa sir qarsoon?
Waa maxay sirta dhabta ah ee ka dambeysa xirashada heshiisyada malaayiinta ah?Sidee ayey muhiim u yihiin 30-ka ilbiriqsiyo ee ugu horeeya kulanka?Waa maxay xeeladaha Mustafe ee ku aaddan soo bandhigida iyo isku dayga kalsoonida?Sheekooyinka ma kaa caawin karaan xirashada heshiisyada? Sidee ayuu Mustafe ugu adeegsadaa in uu ku xiro macaamiisha?Maxay tahay talada uu siinayo dhalinyarada doonaya inay galaan xirfadda real estate-ka?
Instagram: @aamiinnabaabTwitter: @bogashopodcastYouTube @bogashopodcast
Dhagaysi wacan
Mohamed Amin Bade
Mustafe mohamud
Connect With Us: -
Sirta guushaada ma ku qarsoomi karta maskaxdaada? Baro sida isbeddel sahlan ,fudud oo feker ah uu kuugu horseedi karo Guul!"
Instagram: @aamiinnabaabTwitter: @bogashopodcastYouTube @bogashopodcast
Episode kani ,waxaan ku eegi doona awoodda isbadal ee maskaxda guuleystaha iyo sida ay u noqon karto game changer oo aad u baahan tahay guul. waxa aynu kaga hadli doona muhiimada ay leedahay Hab fakarka Taban Aragtida saliimka iyo saamaynta ay u leedahay Noloshaada. Mihiimad nooce ayey u leedahay Hiigsiga Hamigaaga. intaas oo dhan wxa aynu kaga jawaabi doona Episode ka ee dhagaysi wacan . hadii aad ku Qanciyo Episode kan fadlan Subscribe iyo Follow na soo dheh baraha aanu ku leenahay bulshada Mahadsanid
Dhagaysi wacan
Mohamed Amin Bade
Connect With Us: -
Saknas det avsnitt?
-
In a world full of noise, will you be a whisper or a shout? Learn how to ensure your voice is heard.
Instagram: @aamiinnabaabTwitter: @bogashopodcastYouTube @bogashopodcast
Xalqadani waxa aynu dul istaagi Doona Dhallinyarada Ganacsadaha, waxaan si qoto dheer uguhadli doona dunida sumadda shakhsiga( Personal Branding ) ah iyo sababta ay muhiim ugu tahay xirfadlayaasha da'da yar ee doonaya inay raad ku sameeyaan suuqa tartanka leh. Baro sida loo qeexo sumaddaada, loo sameeyo joogitaan xoog leh oo loogana soo muuqdo , loo adeegsado baraha bulshada, loo sameeyo shabakadaha si wax ku ool ah, iyo sidii loo ilaalin lahaa your professional image . Oo ay ku jiraan sheekooyin dhiirigelin leh iyo oraahyo dhiirigelin leh, qeybtaan waxaa ku jira talooyin ficil ah oo kaa caawinaya inaad dhisto sumadaada your personal branding iska taagta!
Dhagaysi wacan
Mohamed Amin Bade
Connect With Us: