Spelade
-
Naf-hagrashadu waa haysashada caqiidooyin ama aaminaado taban(negative) ah oo qofku ka haysto naftiisa , sida inuu aaminsanyahay in aanuu wanaag badan, lacag badan, degenaanshiyo badan qurux badan guulo adduun iyo kuwo aakhiro oo badan midna u qalmin. Waa laga yaabaa inaad iswaydiiso side ayay suurtagal u tahay? Ma qof wanaag neceb ayaa jira ? side qofku isula hadhi karaa?
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageKa falceli xilqaddan 😊
-
Maxay ayaa maskaxdaada kusoo dhacaa markaad maqasho erayga 'Is-canaanasho'?
Ma ogtahay in dareenka gudeed ee Is-canaanashadu uu burburin karo kalsoonidaada,waxyeeli karo kasmadaada kaa reebi karo inaad kaalin gasho oo ku dhiirato noqoshada qofka aad rabto inaad noqoto.
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageKa falceli xilqaddan 😊
-
La jaanqaadku waa lahaanshiyaha awood la qabsi uu ruuxu kula qabsado xaalad cusub oo soo korodhay, maaha shuruud ama khasab in uu raalli ka yahay ama ku negiyahay xaaladda markaa taagan.
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageKa falceli xilqaddan 😊
-
‘Aq-balaadda’ ama afka qalaad waxa la yidhaahdo ‘Acceptance’ waxa kasoo horjeeda ‘iska caabbin’ ama ‘resistance’ , aqbalaaddu waa inaad arrimaha ku eegtid isha xaqiiqada, qirtid jiritaankooda iyo jirridooda oo aanad kala hortagin iska caabbin iyo dafiraad midna.
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageKa falceli xilqaddan 😊
-
Ahaanshiyo:Waa doorashada uu qofku doorto in uu dareenkiisa,diiraddiisa iyo ogaalkiisa oo dhammaystiran u soo jeediyo daqiiqadda ama ilbidhiqsiga uu imika iyo hadda joogo ee kujiro.
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageKa falceli xilqaddan 😊
-
Ogaal nafeedku waa lahaanshiyaha awood uu ruuxu naftiisa hoos ugu warhayn karo, ugu waraysan karo, wax isu waydiin karo isuguna warcelin karo, qeexi karo dareemihiisu Meesha ay kasoo burqanayaan,baahiyihiisu inta ay sii ridanyihiin iyo salka ay ku fadhiyaan inta uu le'gyahay.
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageKa falceli xilqaddan 😊
-
Xilqaddan waxaynu ku baranaynaa waxa loo yaqaanno 'Ogaal-Neefsashada' faa'iidooyinkeeda iyo sida loo sameeyo.
Dhagaysi iyo dhaqan-gelin wanaagsan 🙌
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageKa falceli xilqaddan 😊
-
Waa maxay ujeedka aan u soo tebinayo taxanaha kabasho?
--- Send in a voice message: https://podcasters.spotify.com/pod/show/kabasho/messageKa falceli xilqaddan 😊