Följer

  • بسم الله الرحمن الرحيم


    Tafsiirka Quraanka Podcast waa podcast loogu tala galay barashada Tafsiirka 
    Quraanka. 

    Waa sharaxaadii Shiikh Abuukar Xasan Maalin. 

    Waxaa xuquudqa daabacaadda iska leh Sheekhmaalin.com.

    Waxaa soo bandhigay ahxmadnur [ Email: [email protected]

    Fadlan podcast-kan rating/review ama qiimeyn ku samee, walaalaha kalena gaarsii jiritaankiisa.

  • Codka Ubax waa podcast uu Ismaaciil kula sheekaysto dad uu u arko in ay saamayn togan ku leeyihiin bulshada, waxa xoogga lagu saari doonaa arrimaha bulshada ee wanaagga ah. 

  • Ujeedka podcast wa in aan ku soo gudbinno horumarinta shaqsiyeed, maandhiska, hal-abuurka, isbedelka , guulaha iyo taaariikhdooda bulshada haldoorkooda ah, si ay inoola wadaagaan safaradooda iyo casharada aynu ka baran karno ama khibrad ahaan. Sido kalena dadku uga helaan talooyin iyo taxanayaal u hoga tusaaleeya hayaankooda nololeed ay ku jiraan noocyadiisa kala duwan!