Avsnitt
-
Waa mid kamid ah qoraalladii Cabdisiciid Cabdi I. oggolaanshiyaha u siiyay Miyir Podcast inuu cod ahaan ku soo gudbiyo. Mahadsanidiin, nagu soo biir.
-
Dhegaysigani waa qaybtii labaad ahna tii u dambeysay, waana mid kamid ah qoraalladii qoraa Cabdisiciid Cabdi I. oo uu oggolaanshiyo u siiyay dhegaysi-ka-dhigiddooda Miyir Podcast.
-
Saknas det avsnitt?
-
Dhegaysigani waxa uu yeelan doona qayb labaad oo aannu dhakhso u soo deyn doonno, waana mid kamid ah qoraalladii qoraa Cabdisiciid Cabdi I. oo uu oggolaanshiyo u siiyay dhegaysi-ka-dhigiddooda Miyir Podcast.
La soco qaybta labaad.
-
Dhegaysigani waxa uu bilow u yahay taxanaha cusub ee u badan qoraallada qoraa Cabdisiciid C. Ismaaciil, oggolaanshiyahana u siiyay Miyir Podcast soo gudbintooda iyo codeyntooda, si dhameystiran.
-
WQ: Cabdishakuur Qodax
-
"Miyir" waa kulan dhegaysi ah oo soo gudbinaya waxkastoo la xidhiidha kasmada iyo fekerka, aragtiyaha iyo kobcintooda si MIYIRIN ah. Waxaannu door weyn oo taagtayada ah ka qaadanaynnaa horumarinta wacyiga bulshadeenna. Falanqeyn, sheekooyin, aragtiyo iyo faallaynta buugtu waa BU'da hawlahayaga aan halkan u yagleelnay!